Socdaalkii Khayre ku marayey gobolada dalka qaarkood oo soo gebogeboobay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya kadib 13 maalin oo safarro shaqo uu ku kala bixiyay dowlad gobaleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed. Wasiirro, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale ayaa Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo wafdiga la socda kusoo dhaweeyay … Continue reading Socdaalkii Khayre ku marayey gobolada dalka qaarkood oo soo gebogeboobay